Madaxweyne Waare oo eedeeyay Golaha Iskaashiga D/goboleedyadda

Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa ka soo horjeestay go’aamadii u dambeeyay iyo shirarka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ku yeesheen magaalada Nairobi, kaasoo ay la qaateen Beesha Caalamka.

War kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in maamulada qaarkood ay gaaraan Go’aan hirshabeelle oo aan ogeyn.

“dowlad goboleedka Hirshabeelle waxay ka soo horjeestaa wax kasta oo baal marsan hadafkii loo aas aasay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle

 

kkk

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *