Maamulka Putland Oo Mamnuucay in gaadiid dagaal lagu dhex wato Garoowe

Muqdisho | QOL | October 15, 2018 —Guddiga amniga gobolka Nugaal ayaa ka mamnuucay in Magaalada Garoowe Caasimadda Puntland hubka lagu dhex-qaato xilli Musharaxiin badan ay hub la galeen Magaalada Maalmihii lasoo dhaafay.

Guddiga waxa ay sidoo kale ku dhawaaqeen in gaadiidka dagaal laga mamnuucay in ay soo galaan Magaalada.

Ammaanka Magaalada Garowe ayaa si weyn loo adkeeyay maalmihii lasoo dhaafay xilli Magaalada ay gaareen Musharaxiin badan oo u taagan xilka Madaxtinimadda maamulka Puntland

222

pp1

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *