Halka lagu qabanaayo Shirka Golaha Iskaashiga D/goboleedyadda

Muqdisho | QOL | October 20, 2018 —Shirka Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada dalka oo saacadaha soo socda shir uga  furmi doona Garowe Gaar ahaan Hoolka Shirarka Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa wali kuguda jira qaban qaabada goobta uu shirku ka dhacayo iyadoo la filaayo in ay madaxada Maamul Goboleedyadu gaaraan Caasimadda Puntland ee Garoowe

z1 z2 z3 z4

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *