Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay Suudaanta Koonfureed

Muqdisho | QOL | October 31, 2018 —Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow u dhoofay magaalada Jubba ee Caasimadda Suudaanta Koonfureed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa qeyb gali doonaa  munaasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiskii ay gaareen dhinacyadii isku hayay Suudaanta Koonfureed.

Hoggaamiyaha Mucaaradka iyo Madaxweynaha Suudaanta Koonfureed ayaa lagu wadaa in ay kala saxiixdaan heshiis kama dambeys ah oo ku aadan soo Afjaridda Colaadii Mudada ka taagneyd dalkaasi Curdunka ah.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *