Wasiir ka tirsan Koonfur Galbeed oo xilka laga qaaday

Muqdisho | QOL | November 6, 2018, 2018 —Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka ka qaaday  Wasiiru Dowlihii wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Abbo Aawow Suuf.

Wasiirka ayaa lagu eedeeyay in uu ka sameeyay falal Anshax xumo ah oo ka baxsan hab maamuuska maamulka Koonfur Galbeed.

Abbo Aawow Suuf ayaa ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxaana uu si weyn uga soo horjeedaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *