Madaxda Bariga Afrika qaarkood oo shir uga furmayo Itoobiya

Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 — Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Gondar, Gobolka Baxar-daar ee dalka Itoobiya uu ka furmo shir ay leeyihiin Madaxda Soomaaliya, Itoobiya, iyo Eretria.

Shirkaan oo  ah Shir Saddex geesood ah, waxaa ka qeyb gali doonaa  Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eretrea Isaias Afwerki, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Kulankan ayaa waxa uu isku xirayaa natiijooyinkii kasoo baxay heshiiska Shirkii is-dhex galka dhaqaalaha ee ay Waddamada Gobolka ku yeesheen Magaalada Asmara ee Dalka Eretrea Laba Bil ka hor.

 

Xafiiska Wararka  Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *