Wasiir Beyle Oo La Kulmay Wasiir Kuxigeenka Arimaha Dibadda Finland

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 20, 2018 –Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Magalada Muqdisho lula kulmay Wasiir  kuxigeenka Arimaha Dibadda Finland oo shalay soo gaaray Magalada Muqdisho.

Wasiir Beyle ayaa Wasiir kuxigeenka waxa uu Warbiixn ka siiyay Guulaha Maaliyadeed oo ay gaartay Xukuumadda Soomaaliya intii ay jirtay,isaga oo uga mahad celiyay taageerada ay dowladda Finland siiso Soomaaliya.

Waxaan la kulmay Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibadda Dowladda Finland oo Muqdisho maanta Soogaaray, waxaan uga warbixiyay guulaha Maaliyadeed ee aan gaarnay, waxaan sidoo kale uga mahadcelyay taageerada joogtada ah ee ay nala garab taaganyihiin

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *