Sawiro:-Safiirka Cusub Ee Soomaaliya U Fadhin Doono Kenya Oo Laga Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga

Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Dowladda Soomaaliya ayaa Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya u Magacaawday Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Bsnaadir ahaan duqii Muqdisho Maxsmed Axmed Nuur Tarsan.

Mudane Tarsan ayaa Maalin ka hor garay Magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana Maanta Warqsdaha Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Maxamed Axmed Nuur Tarssn ayaa ka mid ahaa musharixiintii tartankii Madaxweyneneimo ee 8 Bishii febaraayo,waxaana sidoo kale uu haatan ka mid ahaa la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *