Banaanbaxyo Saaka ka bilowday Baydhabo

Muqdisho | QOL | December 14, 2018 – Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan in wali halkaasi ay ka socdaan rabshaddo looga soo horjeedo xarigii Musharax Mukhtaar Roobow Cali.

Dadka ayaa wali wadda Banaanbaxyo ay ku dalbanayaan in la sii daayo Sheekh Mukhtaar Roobow oo shalay dowladda Soomaaliya ay kasoo xirtay Magaalada Baydhabo.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *