AKHRISO: Somaliland oo diiday ceyrinta Wakiilka QM ee Soomaaliya

Muqdisho | QOL |  January 02, 2019 — Maamulka Somaliland ayaa kasoo horjeestay go’aankii dowladda Soomaaliya ay dalka kaga ceyrisay Wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Haysom.

Somaliland waxa ay sheegtay in ay ka go’an tahay la shaqeynta Wakiilka si loo sii dardargaliyo howlaha Qaramada Midoobey ee Somaliland iyo Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *