Taliyaha Saldhiga Wartanabada Oo Lagu dilay Muqdisho

Muqdisho | QOL | Jan 04 2019 —Sidda uu xaqiijiyay Xoghayaha degmada Wartanabadda Cali Aadan taliyihii Ciidanka Booliska degmada Wartanabadda ayaa lagu dilay Agagaarka Saldhigga degmada.

Taliyaha ayaa lagu Magacabaa Macalin Aadan, waxaana uu ka mid ahaa kuwa ugu firficoon Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Xilliga la dilaayay ayaa la sheegay in aysan la socon wax Ciidan ah, islamarkaana uu watay gaari nooca raaxadda ah.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *