Akhriso:-Galmudug Oo Weerar Afka Ah Markale Ku Qaaday Dowladda Soomaaliya

Muqdisho | QOL  March 03, 2019 –War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay Ciidamadii xalay la wareegay Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Cadaado.

Galmudug sheegtay in Amarka Ciidamada 21-aad iyo Ciidanka Nabadsugidda Qaranka xalay ay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Magaalada Cadaado uu ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *