Sawirro:-Rw Kheyre Oo Kormeeray Ciidamo Loo Diyaariyay Dagaal Ka Dhan Ah Alshabaab

Muqdisho | QOL | Maarso  30, 2019 –Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeyay ciidamo ku jira mid ka mid ah xeryahay lagu taba-baro Ciidanka xooga kuwaas oo loo diyaariyay howlgal ka dhan ah Alshabaab.

Kormeerka Ra’iisul-wasaaruhu uu ku tegay xerada xerada Ciidanka ee Gen: Gorod waxaa ku whlinayay taliyaha Ciidanka Dhulka iyo saraakiil kale oo ka tirsan milatariga Soomaaliya.

AKHRISO

Ra’iisul Wasaaraha ayaa u sheegay ciidamada in loo diyaariyay sidii Alshabaab ay ay uga saari lahaayeen deegaanada ay ka maamulaan dalka waxaana uu ku dhiirigeliyay in ay ka dhabeeyaan go’aanka ay ku doorteen in ay naftooda u huraan dalka.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *