Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Oo Kulan Xasaasi Ah Uga Socdo Muqdisho

Muqdisho | QOL April 1, 2019 –Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow waxaa kulankoodii 3-aad uga furmay Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay, Xaqiijinta Guntanka iyo  Dib u eegista Ajendayaasha Golaha Shacabka,waxaana goobjoog ka ah inta badan xubnaha ka tirsan Guddiga.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Shir Guddoominaya kulakaasi haatan ka socda Magaalada Muqdish

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *