Dowladda oo war kasoo saartay dhacdadii Isbitaalka Wardi

uqdisho | QOL April 04, 2019 –Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan dhacdadii dhowaan ka dhacday Xarunta Caafimaadka Degmada Xamar-jajab, Muqdisho oo ay maamusho Hay’adda WARDI ka dib markii loo diiday in ay ku umusho Haweenay u baahneyd adeeg Caafimaad.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *