Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Magacaabay Saddex Wasiir

Muqdisho | QOL April 07, 2019 –Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta waxaa lagu magacaabay Saddex Wasiir oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya u magcaabay Saalax Axmed Jaamac,Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa loo mgacaabay Sadiiq Warfaa,halka Fowsiya Maxamed Sheekh oo loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *