Akhriso:-Isbedel Cusub Oo Lagu Sameeyay Maamulka Degmada Marka Ee Sh/Hoose

Muqdisho | QOL | April 15, 2019 –Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha,dowladaha hoose iyo Dib u heshiisiinta mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa waxaa xilalkii looga qaaday Gudoomiye kuxigeenadii Degmada Marka e Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Xoghayihii degmadaas.

Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa Guddoomiye kuxigeenno cusub iyo Xoghaye loogu magacaabay Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana Mas’uuliyiinta la magacaabay ay ka kooban yihiin 6 mas’uul.

Hoos ka Akhriso Wareegtada xilka qaadista iyo Magacaabista.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *