SAWIRO:- Ra’iisul Wasaare Kheyre oo tababar u soo xiray Ciidamo Cusub

Muqdisho | QOL | April 18, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrew ayaa Maanta Magalada Muqdisho tababar ugu soo xiray boqolalaal Askari oo sigaar ah oo tababaray.

Ciidamadaan oo boqolaal gaaraya ayaa waxaa ay yihiin kuwo sigaar ah oo tababaray,isla markaana ka mid noqonaya Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya,waxaana uu mudo tababar uga socday Dugsiga tababarka Turki-Som ee Magalada Muqdisho

Munaasabada tababarka loogu soo xireyey ciidamada ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Gaashaandhigga ,Taliyaha Xoogga  iyo Duqa Muqdisho.

Lasoco Xogtaan Oo Faah faahsan 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *