Akhriso:-Xarumaha Gobolka Banaadir ee Sanadkaan lagu galayo Imtixaanka Dowladda

Muqdisho | QOL | April 21, 2019 –Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxa ay soo bandhigtay Xarumaha Gobolka Banaadir ee lagu galayo sanadkan Imtixaanka fasalka 12aad ee oo ay qaadeyso Wasaaradda.

 

Wasaaradda ayaa waxa ay shaacisay dhowr xarumood oo Imtixaanka lagu qaadayo,kuwaas oo ku kala yaalla degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley ee Gobolkan Banaadir.

 

Hadaba Hoos Ka Akhriso Xarumaha iyo Iskuulada ka qeyb galaya Imtixaanka Dowladda.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *