Akhriso:-Kulanka Golaha Shacabka Oo Ka Socda Muqdisho

Muqdisho | QOL | May 08, 2019 –Waxaa Goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay kulanka Guud ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya kusimaha Guddoomiyaha Golaha shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey).

Sidoo kale Kooramka kulanka ayaa waxa uu ku furmay 142 mudane,kuwaasi oo xalay lagu wargeliyay in Maanta uu kulanka Golaha,isla markaana ay ka soo qeyb galaan.

 

Hoos ka Akhriso Ajendayaasha kulan

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *