Wasaarada Waxbarashada Oo Baahisay In Hawada Laga Saari Doono Alada Internedaka Todobaadka Ay Imtixaanka Qaadi Doonto

Muqdisho | QOL | May 13, 2019-Wasiirka Waxabarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sarre Ee Soomaalia Mudane Cabdulaahi Goodax Barre Ayaa Sheegay In Dib Loogali Doono Imtixaanka Dowlada Soomaalia ay Ka Qaadaysay Ardayda Dugsiyada Sarre Ee Sanadakan.

Wasiirka Ayaa Intaa Raaciyey In Hawada Laga saaridoono Alada Interneedka Todobaadkaas Oo Imtixaanku Soconayo Wadanka Guud ahaan

Wasiirka ayaa sheegay Baahin Qiska Imtixaanka In Uu Sahalayo Interneedka Guud ahaana Hawada Laga Saaray Hawada

Hadalkan Ayaa Imanaya Kadib Markii ay Heleen Aradayda Qaarkood Qishka Imtixaanka Ay Maanta Galayan Iyadoo Lagu Baahiyey Dhamaan Aladaha Social Mediaha

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

 

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *