Masuuliyiin Ka Tirsan Puntland Oo Kulan La Qaatay Wefdi Ka Socda Miduwga Yurup

Muqdisho | QOL | May 17, 2019–Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Gudoomiyaha Hay’ada Musiibooyinka Puntland ayaa kulan laqaatay wafdi kasocda Xafiiska Midawga Yurub qaybtiisa Bini’aadantinimada.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa kuweheliyay madaxda hay’ada UNICEF Puntland.

Ujeedada kulanka ayaa ahayd sidii midawga Yurub uu uga taageeri lahaa shacabka Puntland saamaynti kadhalatay abaarti kadhacday Puntland.

 

Midawga Yurub ayaa balanqaaday barnaamijyo xalwaara loogu helaya abaaraha soo noqnoqday.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *