Saddex ruux oo loo qabtay gaari Qarxay Muqdisho

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay  3 ruux oo lagu tuhmaayo in ay ku lug leeyihiin Qarax loo adeegsaday gaari Noah oo Caawa ka dhacay degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ka dhacay dhabarka dambe ee iskaashatada gadiidka degmada X/Weyne.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska ayaa sheegtay in ay qabteen ruuxii waday gaariga qarxay sidoo kalena ay gacanta ku dhigeen labo ruux oo kale oo tuhmanayaal ah, islamarkaana ay baaris ku socoto.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *