Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo shir uga socda Villa Hargeysa

Muqdisho | QOL | June 08,, 2019  –Waxaa goor dhow furmay kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Dowladda Soomaaliya.

 

Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kulanka shir guddoominaya.

Ajendaha kulanka ayaa ah mudeynta dib u furida kulamada golaha, dejinta ajendayaasha golaha shacabka iyo warbixinta dhismaha cusub ee xarunta KMG ee Golaha Shacabka ee laga dhisayo xarunta Villa Hargeysa.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *