DEG-DEG:-Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise (Sangub) oo ku geeriyooday Adis ababa

Muqdisho | QOL | June 18,, 2019  –Allaha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Sangub ayaa waxaa uu maanta ku geeriyooday Magaalada Adis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya.

Geerida Abwaan Sangub waxaa xaqiijiyay Abwaan Xirsi Dhuux oo ah Guddoomiyaha  Golaha abwaannada Qaranka ayaa xaqiijiyay geerida Singub.

Abwaan Sangub waxaa uu waayadii dambe ku xanuunsanayay Muqdisho waxaana dhawaan loo qaaday Dalka Itoobiya.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *