SAWIRO: Gudoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Wafdi ka socda QM

Muqdisho | QOL | Juun 29, 2019Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wakiilka gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Md James Swan.

Labada dhinac waxa ay ka wada hadleen xaalada Guud ee Dalka iyo Doorashooyinka la filayo.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa wakiilka ka codsaday in la dardargaliyo howlaha horumarinta Soomaaliya gaar ahaan dhanka doorashooyinka.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *