SAWIRO:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulamo ka wada Magalada Gaalkacyo

Muqdisho | QOL July 09, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdiga la socda oo xalay ku hoyday Magalada Gaalkacyo ayaa kulamo la leh qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaaladaas,kadib markii shalay Gelinkii dambe siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa  kulan la qaatay qaar ka mid ah Dhalinyarada Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, isaga oo kala hadlay dowrkooda di-u-dhiska Galmudug iyo nabadda gobolka Mudug.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa la filaya inta uu ku sugan yahay Magalada Gaalkacyo in uu la kulmo Odayaasha & Waxgaradka Magalaaladaas,isaga oo kala hadli doona sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *