Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo Waqti Kordhin sameeyay

Muqdisho | QOL July 20, 2019 —Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashoyinka iyo xuduudaha Jubbaland ayaa Afar maalin oo mudo kordhin ah ku daray jadwalka isdiiwaan gellinta musharaxiinta oo maanta ku ekayd.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *