Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka oo ku dhintay Qaraxa xarunta dowladda Hoose

Muqdisho | QOL July 24, 2019 —Gudoomiyeyaasha degmooyinka Cabdicasiis Sabaax Asad iyo Gudoomiyaha degmada Waabari Mahad Cilmi ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxa.

 

Waxaa sidoo kale dhaawacyo Culus oo gaareen Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ,Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Basmo Caamir iyo Cabdifitaax Xalane Agaasimaha Nadaafadda.

 

Qaraxa aya la sheegay in uu ahaa Qof Soo Xirtay Walxaha Qarxa kaasi oo Gudaha ugalay Hoolka Shirarka ee Maamulka Gobolka Banadir.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *