Maamulka Gobolka Banaadir oo magaacabay guddi ka shaqeeya xaaladda deg degga ah

Muqdisho | QOL July 27, 2019 —Ku simaha Duqa Magaalada Muqdisho ahna ku xigeenka duqa dhanka Maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad Alle ayaa magaacabay guddi ka shaqeeya xaaladda deg deggaa, si loo dardargeliyo adeegyada ay Dowladda Hoose ee Xamar u hayso shacabka Caasimadda loogana warqabo dadkii waxyeelada kasoo gaartay mashaqadii dhacday.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *