Xisbiyadda Somaliland oo isku raacay Qabsoomida Doorashada Golaha wakiilada

Muqdisho | QOL July 27, 2019 —Saddexda Xisbi ee Somaliland ayaa heshiis ka gaaray Qabsoomida Doorashada Golaha wakiilada iyo golayaasha degaanada maamulka Somaliland.

 

Xisbiyadda Kulmiye, Ucid iyo Wadani ayaa heshiis gaaray, waxaana ay sheegeen ay qabsoomi doonto doorashadda Somaliland ee xildhibaanada sidoo kalena la kala diri doono Guddiga doorashooyinka Somaliland oo buuq badan abuuray.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *