Waxgaradka Koofurta Gaalkacyo oo shuruud cusub ku xiray ka qayb galka Shirka Dhuusamareeb.

Muqdisho | QOL July 31, 2019 —Odoyaasha dhaqanka ayaa sheegay in ay haatan ku mashquulsanyihiin Shir uga Socda Magaaladda Hobyo ayna sugayaan inta uu ka soo dhamaanayo sida ay hadalka u dhigeen.

 

Gudiga Qaban qaabadda Shirka dib u heshiinta beelaha Galmudug oo Xalay Dhuusamareeb dib ugu soo laabtay ka dib safar ay mareen deegaanadda Balanbal,Caaduwaaq,Xeraale,Huurshe,Gaalkacyo iyo Cadaado ayaa ugu qaabay Waxgaradka deegaanadda Galmudug in ay tabashada ay qabaan ay ku xaliyaan shirka dib u heshiinta oo ka furmaya Dhuusamareeb 5 bisha soo socota.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *