Ciidanka Danab oo la wareegay Ammaanka Garoonka Dhuusamareeb

Muqdisho | QOL August 03,, 2019 —Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa lagu wareejiyay Amniga Garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb.

 

Ciidankaan lagu wareejiyay ayaa ah Ciidankii Danab ee ku sugnaa Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Cadaado, waxaana la sheegay in Ciidanka ay maamuli doonaan Ammaanka Garoonka.

 

 

 

Waxaa Kormeer ugu tagay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre, isagoo kula dar-daarmay Adkeynta Amniga Goroonkaasi.

 

Ciidankii Ururka Ahlusunna ayaa laga wareejiyay Ammaanka garoonka, waxaana la sheegay in lagu daray Ciidamada Booliska ,Milatariga iyo Nabad suggida Soomaaliya.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *