Iiraan oo Gacanta ku dhigtay Markab Shidaal siday iyo Shaqaale

Muqdisho | QOL August 04,, 2019 —Dowladda Iiraan ayaa shaaca ka qaaday inay qabsatay Markab shidaal sharci darro ah u siday qaar ka mid ah wadamada Carbeed,xilli uu marayay Gacanta dfalka Cumaan.

War laga baahiyay Warbaahinta Iiraan ayaa lagu sheegay in ciidamada Ilaalada Kacaanka ay qafaasheen markabkaas oo siday shidaal cadaddiisu gaarayso ilaa 700,000 oo litar, waxayna intaasi ku dartay in toddobo qof oo shaqaale ka ahaa markabkana la xiray.

Tallaabadaan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo ay cirka isku sii shareereyso xasaradda gacanka Carbeed.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *