SAWIRO: Ahlusunna oo xukun ku fulisay rag kufsi geystay

Muqdisho | QOL | August 24, 2019 —Ururka Ahlusunna ayaa Magaalada Dhuusamareeb Fakaaro ku yaalla  ku jeedalay labo ruux oo loo heystay fal kufsi ah.

Xubnaha Garsoorka Ahlusunna ayaa  ka Aqriyay Xukunka Rag Dhalinyaro ah oo loo Xiray Kufsi Guriceel ka dhacey Dhowr bilood kohor waxaana Markaa kadib Dadka hortooda la Keenay Maxaabiista oo ay Jeedleen Xubno Booliska Ahlusunna.

Ahlusunna ayaa saaka dadweynaha Magaalada ku wargalisay in ay yimaadaan barxadda magaalada si ay u daawaddaan xukunka lagu ridaayo labadda ruux ee loo heystay kufsi ka dhacay  Guriceel.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *