Wasiir Goodax Oo Fariin Culus Diray

Muqdisho | QOL | September 04, 2019 —Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa uu sheegay in  ay diyaariyeen manhajka Waxbarashada fasalka 1aad ilaa fasalka 8aad ee dugsiga hoose iyo dhexe  ee dalka.

 

Waxa uu sheegay Wasiirka in ay tahay in ardayda dugsiga Hoose iyo Dhexe loo dhigo sanadkaan bugaagta manhajka dowladda,isla markaana  iskuulkii kasoo horjeesta ay albaabada laabayaan

 

 

Waxa uu intaa kudaray in sanadkaan intaa uusan dhamaan ay soo dhameystirayaan buugaagta ka harsan manhajka ee lagu dhigo fasalada 9aad ilaa 12aad.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *