Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland oo dib loo dhigay

Muqdisho | QOL | September- 25-2019 —Maamulka Jubbaland ayaa Maanta ku dhawaaqay in dib loo dhigay Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Maamulkaas oo qorsuhu ahaa in la qabto 26-ka Bishana oo ku began Maalinta berito ah.

Qoraal kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in sababo la xiriira Go’aankii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku joojisay duulimaadyada Kismaayo iyo wufuudii ka qeyb-geli laheyd Xaflada.

Jubbaland ma shaacin waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *