Hirshabeelle oo xariga ka jartay Mashariic laga hirgaliyay Cadale

Muqdisho | QOL | September- 28-2019 —Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle  iyo wafdi uu hogaaminayay oo gaaray degmada cadale ayaa xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay Degmo Xeebeedka Cadale.

Soo dhoweynta kadib madaxweyne ku xigeenka ayaa xariga ka jaray sagaal (9) mashruuc oo qeyb ka ah horumarinta degmada waxayna kala yihiin.

1-Dhismaha xarunta degmada.

2-Dhismaha guriga martida

3-Dhismaha guriga hooyooyinka

4-Dhismaha dugsiga h/dhexe iyo sare ee sheikh axmed gabyow

5-Dhisida kawaanka xoolaha

6- Dhisida kawaanka malayga

7-Dhisida suuqa khudaarta

8- Garoonka k/koleyga

9- taalada nabada ee sh axmed gabyow.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *