Ahlu Sunna oo ka soo horjeesatay Gudigga Farsamada Galmudug

Muqdisho | QOL | October12 -2019 —Ururka Ahlusunna ayaa Sharci daro ku tilmaamay Guddigii ay Magacowday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee loogu tala galay soo xulista xildhibaanada maamulka Galmudug.

Warsaxafadeed kasoo baxay Ururka ayaa lagu sheegay in dowlada dhexe ee Soomaaliya ay ka baxday heshiiskii ay horay ula galeen Ahlusunna.

Ahlusunna ayaa ugu dambeyntii sheegtay in beelaha Galmudug ay xaq u leeyihiin in ay ka tashadaan dhismaha maamulkooda.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *