RW Kheyre oo kusii jeedda dalka Mareykanka

Muqdisho | QOL | October-17–2019 —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa safar shaqo ugu baxay magaalada Washington ee dalka Maraykanka.

 

Waxaa uu uga qeyb galaya shirka sannadlaha ah ee Bangiga adduunka iyo hey’adda lacagta adduunka (IMF).

 

Ra,iisulwasaare Kheyre ayaa kusii nasan doonaa Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *