Madaxweynaha Jubbaland oo Wareegto ku Magacaabey labadiisa kuxigeen

Muqdisho | QOL | October-22–2019 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Talaado ah kuna beegan 22 Oktoobar 2019 waxaa uu wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen.

 

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Madaxweyne kuxigeenka 1aad uu noqonayo Maxamuud Sayid Aadan oo xilkaasi horay u haayey halka Madaxweyne kuxigeenka labaad uu noqonayo C/qaadir Xaaji Maxamuud oo isna haayey xilkaas.

 

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista Madaxweyne kuxigeennada Jubbaland.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *