Xoghayaha Guud ee IGAD oo la Magacaabay

Muqdisho | QOL | October-24–2019 AbiyAxmed Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa u magacaabay Xoghayaha Guud ee IGAD Workneh Gebeyehu, waxaana sidoo kale xilka Guddoomiyenimada IGAD lagu wareejin doonaa Kenya.

 

Kursiga Xoghayaha Guud ee IGAD ayaa waxaa dooneysay inay qabato Soomaaliya,waxaana u sharaxnaa Wasiirkii hore ee Arimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye.

 

Workneh Gebeyehu ayaa horay usoo noqday Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *