SAWIRO: Kulamo lagu xalinaayo dagaal beeleedkii Mudug oo ka bilowday Afbarwaaqo iyo Towfiiq

Mogadisho  –December 14 , 2019 | QOL |   –Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay inay isku keenaan waxgaradka Degaannada Towfiiq iyo Afbarwaaqo oo ka tirsan gobolka Mudug halkaas oo dhawaan ay ku dagaalameen beelo walaalo ah.

 

Kulamo ka kala dhacay Afbarwaaqo iyo Toowfiiq ayaa taliska Ciidanka kula yeesheen Waxgaradka degaanadaasi,islamarkaana waxa ay u ballanqaadeen in ay ka shaqeyn doonaan Nabadda.

 

 

 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya ayaa sheegay in ay guul laga gaaray kulamadii kala duwan ee ay la qaateen waxgaradka degaanada Towfiiq iyo Afbarwaaqo ee gobolka Mudug.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *