Dowladda Soomaaliya oo xil u Magacowday Abwaan Shube

Mogadisho  –December 21, 2019 | QOL |   –Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka u Magacaabay Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf {Shube}.

 

Waxaa uu sidoo kale  xilka ka qaaday maareeyihii golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka Maxamed Abuukar Axmed Ma’da.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *