Ahlusunna oo shaacisay Liiska Xubnaha laga siiyey Baarlamaanka Galmudug

Mogadisho  –December 23, 2019 | QOL |   –Hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa shaaciyey liiska 20 Xubnood ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya ka siiyey Baarlamaanka Cuusb ee loo xulayo Dowlad Goboleedka Galmudug.

 

Qoral kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu soo bandhigey Magacyada 20 xubnood kasoo galaya Baarlamaanka Galmudug dhinaca Ahlusunna iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan.

 

 

 

Hoos Ka Akhriso Magacyada xubnaha Cusub ee Ahlusunna kasoo galaya Baarlamamaanka Galmudug.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *