Madaxweynaha Brazil oo Xasuusta lumiyay

Mogadisho  –December 25 2019 | —Madaxweynaha Brazil Jair Bolsonaro ayaa lumiyay xasuustiisa kaddib marki uu kufay oo uu madaxa dhulka ku dhuftay.

 

Wareysi lala yeeshay Talaadadi ayuu madaxweynahan 64-jirka ah ku sheegay in uu ku taraaraxay musqul ku taalla qasriga madaxtooyada, taasoo keentay inuu madaxa ka dhul billaabo.

 

https://www.facebook.com/RadioRisaala/videos/1440088622813780/

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *