Sheekh Shaakir oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Mogadisho  –December 29–2019 | —Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan sidoo kale kamid ah hoggaanka Ahlusunna ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab.

 

Waxaa uu sheegay in dadka kaliya ee sidii la rabey ula dagaalamay Al-Shabaab ay yihiin Ahlusunna welina ay sii wadi doonaan dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.

 

 

 

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa uu sheegay in Ahlusunna ay ka go’an tahay in dagaalka laga saaro Al-Shabaab dowladda Soomaaliyana looga baahan yahay inay garab ku siiso.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *