Amniga Magaalada Muqdisho oo Shirka laga yeeshay

Mogadisho  –December 30–2019 | —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta Amniga Caasimadda Muqdisho.

 

Waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiyaha haweenka qaranka gudoomiyasha Degmooyinka ururka haweenka Gobolka Banaadir iyo dhaliyarada Gobolka Banaadir.

 

 

 

Guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo Madaxda kale ayaa Guddoomiyaha waxaa ay u gudbiyeen Warbixino la xiriira dhinaca Amniga ee todobaadkaan.

 

Guddoomiye Filish ayaa kul dardaarmey Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka kulanka dardaarmey inay dardar geliyaan howlaha Sugida Amniga Caasimadda.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *