Aqalka Sare oo dood ka leh Xeerka Saxaafadda Soomaaliya

Mogadisho  –December 30–2019 | —Waxaa furmay kalfadhigii 6-aad kulankiisa 23-aad ee golaha aqalka sare BFS Ajandaha waxa uu ahaa aqrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka xeerka Saxaafada.

 

Fadhigga waxaa ku sugan Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane Aadan Isaaq, Agaasimaha guud Wasaaradda Warfaafinta iyo Agaasimayaal ka tirsan Wasaaradda warfaafinta Dowladda Soomaaliya.

 

 

 

kulanka waxaa shir gudoominaya gudoomiyaha golaha aqalka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi cabdulaahi.

 

Senataradda ayaa qodobada qaar ka hadlaya iyadoo gudoomiye Abshir Buqaari uu soo gudbiyay in qodobada qaar in wax lagu daro waxna laga dhimo kulan ayaa hada toos u socda

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *