Madaxweyne Xaaf oo kasoo horjeestay qaabka Dhismaha Galmudug

Mogadisho  –January 03, 2020—-War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducaale Geele Xaaf ayaa looga soo horjeestay Dhismaha Galmudug Iyo Qaabka ay Dowlada U Waddo.

 

Madaxweyne Xaaf oo ku sugan Gaalkacyo ayaa ugu baaqay dhammaan beelaha Galmudug in ay isugu yimaadaan Shir looga hadlaayo dhismaha Galmudug.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *